fuuqdhabiil
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-llo, m.dh)

Qof aad u dhabiil badan oo aan oggolayn in ay waxyar dhaafaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuuqdhabiil

fuuqdhabiilnimo [m.dh]
Fuuqdhabiil ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg