fuuqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax hiinsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuuqso

fuuqsasho [m.f.dh]
eeg fuuqso. ld fuuqsad, fuuqsi.

fuuq [m.l] (-qyo, m.dh)
Dhuunta baaruudda xabbadda qarxisaa ku jirto; qashir.

fuuq [m.dh]
1. Shanqarta ka yeerta kolka biyaha, caanaha iwm xoog loogu soo nuugo bushimaha oo urursan oo loo dhoweeyo; fiq; fururuq. 2. In yar oo kol la fuuqsado. ld fiiq².

fuuq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Hoore si tartiib ah uga dhergid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg