fuursan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax fuurey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuursan

fuursanaan [m.f.dh]
eeg fuursan. ld fuursanaansho.

higaagan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Wax fuursan ama dibbirsan noqosho.

higaagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
1. Wax higaag ku xiran ahaansho. 2. Wax fuursan ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg