fuuryeel
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-eelay, -eeshay)

Ka f.: wax la qaybsanayo qof qaybta uu ku leeyahay siin inta aan la qaybin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuuryeel

fuuryeelid [m.f.dh]
eeg fuuryeel.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg