fuushii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

ld fuuli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuushii

fuuli [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
1. Nafley meel aanay kori karin saarid. 2. Maxas gaadid ku qaadid. ld fuulsii, fuushii.

fuulin [m.f.dh]
eeg fuuli. ld fuulis¹, fuulsiin, fuushiin.

fuushiin [m.dh]
ld fuulin¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg