gaab
(m.l)Qof ama wax dheererkiisu gaabanyahay.
Gabangaabsi*
Diyaar-garow
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaab ↴
a [m.dh]
(a') Xarafka koowaad ee xuruufta af soomaaliga, ahna shaqal gaaban.
gaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax aan joog dheer lahayn ahaansho.
gaabbaguul [m.l]
U habeendhixidda meel dheer oo geeddi loo yahay.
gaabbaguul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-uulay, -uushay)
Meel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid.
gaabbaguulid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaabbaguul². gaabbaguul
gaabbayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaabbee. gaabbee
gaabbee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-beeyay, -beysay)
Aayar socosho.
gaabi [m.dh]
Qiyaas dheerer oo intii laga rabay
ka gaaban.
gaabi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid. 2. (f.mg) Aayar u socosho.