gaabbaguulid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg gaabbaguul². gaabbaguul

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaabbaguulid

gaabbaguul [m.l]
U habeendhixidda meel dheer oo geeddi loo yahay.

gaabbaguul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-uulay, -uushay)
Meel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg