gaabsasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg gaabso. ld gaabsad. gaabso, gaabsad
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaabsasho ↴
gaabsad [m.l]
ld gaabsasho. gaabsasho
aammus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
1. Hadal joojin. 2. Wax sheegiddiisa ka gaabsasho.
dhalleexso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Dhinac eegid. 2. Ka dh.: wax ka gaabsasho. ld dhalleecso, jalleecso.
gabbalgaabsasho [m.f.dh]
eeg gabbalgaabso. ld gabbalgaabsad, gabbalgaabsi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg