gaaci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Qof dagaal ku jira ul iwm u taagid. 2. Dareera xoog meel ugu shubid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaaci ↴
gaacin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaaci. ld gaacis. gaaci, gaacis
gaacis [m.l]
ld gaacin. gaacin
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg