gaadaan1

Qaabnax: m.l  Isrogrogga:  

Qarqarsi.

gaadaan2

Qaabnax: f.g1  Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami) 

Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore iskaga xirid si aanu u kicin.


Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg