gaadaansan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax si gaadaan ah loo xiray ahaansho (awr la rarayo).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaadaansan

gaadaansanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaadaansan. ld gaadaansanaansho. gaadaansan, gaadaansanaansho

gaadaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gaadaansanaan. gaadaansanaan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg