gaadaar
(m.dh)

1. Haan duug ah. 2. Weel yar oo daawada xoolaha lagu dhayo lagu shubo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaadaar

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg