gaaddabbuur
(m.l)

1. Orod aan dheereyn. 2. Faalaxgooddi dad badan sameeyaan oo cid lagu guulguulayo.

gaaddabbuur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

U g.: guulguul samayn (cid).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaaddabbuur

gaaddabbuurid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaaddabbuur². gaaddabbuur

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg