gaaddabbuurid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg gaaddabbuur². gaaddabbuur

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaaddabbuurid

gaaddabbuur [m.l]
1. Orod aan dheereyn. 2. Faalaxgooddi dad badan sameeyaan oo cid lagu guulguulayo.

gaaddabbuur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
U g.: guulguul samayn (cid).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg