gaaddo
(m.dh)1. Xabad. 2. (-ooyin, m.l) Ulo af dhuuban lehoo shacdurka lagu ciyaaro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaaddo ↴
xabad [m.l]
Laab; gaaddo; shaf.
aflaggaaddo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Hadal qadaf ah oo cid lagu yiraahdo.
gardaad [m.l]
Xabad; gaaddo; laa.
sarrax [m.l] (-xyo, m.dh)
Xabad; gaaddo.
shaf [m.l] (-faf, m.l)
1. Meesha wareegsan oo geelu marka uu fadhiisanayo uu dhulka dhigto; leg. 2. Xabad; gaaddo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg