gaadiidso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax gaadiid ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaadiidso

gaadiidsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaadiidso. ld gaadiidsad, gaadiidsi. gaadiidso, gaadiidsad, gaadiidsi

gaadiid [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Wax kasta oo la rarto, laguna guuri karo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg