gaafabbixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Miile (kal) siin (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaafabbixi

gaafabbax [m.l]
ld gaafabbixid. gaafabbixid

gaafabbixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaafabbax². ld gaafabbax¹. gaafabbax

gaafabbixin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaafabbixi. gaafabbixi

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg