gaaggax
(m.l)

1. Marka neef godlani wax gansado (qoonsado) oo caanuhu ku cararaan; godolnaqsi. 2. ld gaaggixid. gaaggixid

gaaggax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -gixi)

Godolkii ku baabi'id, wax la qoonsaday darteed. ld gaagax². gaagax

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaaggax

gaagax [m.l]
ld gaaggax¹. gaaggax

gaagax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
ld gaaggax². gaaggax

gaagaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld gaaggaxsan. gaaggaxsan

gaagaxsanaan [m.dh]
ld gaaggaxsanaan. gaaggaxsanaan

gaagaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gaaggax-sanaan. gaaggax-sanaan

gaaggaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Xoolo gaaggaxay ahaansho. ld gaagaxsan. gaagaxsan

gaaggaxsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaaggaxsan. ld gaagaxsanaan, gaagaxsanaansho, gaaggaxsanaansho. gaaggaxsan, gaagaxsanaan, gaagaxsanaansho, gaaggaxsanaansho

gaaggaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gaaggax- sanaan. gaaggax- sanaan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg