gaaggixid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg gaaggax². ld gaagax¹, gaaggax¹, gaagixid. gaagax, gaaggax, gaagixid

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaaggixid

gaaggax [m.l]
1. Marka neef godlani wax gansado (qoonsado) oo caanuhu ku cararaan; godolnaqsi. 2. ld gaaggixid. gaaggixid

gaagixid [m.dh]
ld gaaggixid. gaaggixid

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg