gaahiir
(m.dh)ld Gaahi; gahayr. gaahi, gahayr
gaahiir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Gahayr noqosho (miro).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaahiir ↴
gaahiirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaahiir². gaahiir
gahayr [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. ld gaahiir 1. Miro aan bislaan, curdannimadiina dhaafay. 2. G. ah: gabar inannimmo ku weynaatay. 3. Wax aan jilicsanayn; adag. 4. ld gaahi.
gaahi [m.dh]
Meel aan naq lahayn, oomanana ah oo aan cidi joogin. ld gahayr¹ (4).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg