gaalibid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg gaalib². gaalib

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaalibid

gaalib [m.l]
Nooc fardaha orodkooda ka mid ah.

gaalib [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Faras orod aan dheerayn samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg