gaallays
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Waran g. ah: nooc warmaha waaweyn ka mid ah lagu dagaallamo.

gaallays
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)

Toorrey g. ah: toorrey dheer oo birsulub leh oo lagu dagaallamo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaallays

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg