gaalleef
(m.dh) (-ffo, m.)

1. Nooc ka mid ah toorreyda oo godan. 2. Mindi dheer oo godan oo qaab toorrey leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaalleef

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg