gaalli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax aayar u wadid. 2. Wax yarayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaalli

gaallin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaalli. gaalli

gaallisee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
1. Durbaan la garaacayo tallaabo la helid. 2. Cid ku dul wareegid.

gaalliseyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaallisee. gaallisee

gaalliso [m.dh]
Nooc ciyaaraha lagu jaameeyo ka mid ah.

agaalli [m.dh]
Nuguushi (xiddigo).

gaal [m.l] (-lo, m.dh)
1. Nin aan muslin ahayn. 2. Nin aan raxmad lahayn. 3. ld faranji. 4. ld ceelgeel: Ceel biyo badan oo aan dhano la hayn; ceelgaal. 5. ld geel (haruubgaal, xeryagaal iwm).

gaal [m.dh]
1. Haweeney aan muslin ahayn. 2. Haweeney aan raxmad lahayn; gaalad. 3. Hab; dabeecad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg