gaallisee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-seeyay, -seysay)

1. Durbaan la garaacayo tallaabo la helid. 2. Cid ku dul wareegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaallisee

gaalliseyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaallisee. gaallisee

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg