gaameyt
(m.l) (-yo, m.dh)

(baay.) Unug taran oo dhex gala gaamayt kale, si uu u abuuro bacrimane.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaameyt

gamiitofayt [m.l] (-tyo, m.dh)
(bot.) Faca ku dhex jira meertada nololeed ee dhirta, kaas oo muujinaya organnada taranka ee dhalaya gaameytyo.

ganjidh-tarmeed [m.l] (-dyo, m.dh)
(c.nafl.) Organno had iyo jeer lammaane ah oo laga helo xayawaanka, kuwaas oo soo saara gaameyty.

qanjidh-tarmeed [m.l]
(c.nafl.) Organno had iyo jeer lammaane ah oo laga helo xayawaanka, kuwaas oo soo saara gaameytyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg