gaaraabbidhood
(m.l)

Cayayaan yar, duula oo qaarka dambe ku leh maaddo iftiin bixisa habeenkii. ld gaaraabbidhaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaaraabbidhood

gaaraabbidhaan [m.l]
ld gaaraabbidhood.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg