gacanqabsi
(m.l)

1. Ul ama wax la mid ah oo marka la socdo gacanta lagu qaato. 2. Lacag yar oo lagama maarmaanka lagu iibsado. 3. Lacag yar oo ganacsi lagu bilaabo. 4. ld gacanqabasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gacanqabsi

gacanqabsasho [m.f.dh]
eeg gacanqabso. ld gacanqabsad, gacanqabsi (4).

tummaati [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Nabar waran oo toos iyo gacanqabsi ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg