gungaar
(m.l)

ld gungaarid.

gungaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Ka g.: wax ka jibakeenid; ka salgaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gungaar

yoolgaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ka y.: arrin iwm ka gungaarid.

dood [m.dh] (-do, m.l)
Hadal lagu falanqaynaayo arrin lagu muransanyahay oo la rabo in laga gungaaro.

gungaarid [m.f.dh]
eeg gungaar². ld gungaar¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg