guxud
(m.l)

ld goxod.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guxud

daris [m.l] (-syo, m.dh)
1. Caws adag oo gaaban oo ka baxa meelaha qoyaanka joogtada ah leh, ris; guxud. 2. Ceel biyo badan oo mar kasta buuxa. 3. ld darid.

goxod [m.l]
Nooc caws yar ka mid ah. ld guxud.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg