guxuun
(m.l)

ld gamuux¹.

guxuun
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-uumay, -uuntay)

ld gamuux².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guxuun

gamuux [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
G. ah: wax aan caarad fiiqan oo wax mudi karta lahayn. ld gamuur¹, gumuux¹, guxuun.

gamuux [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Wax aan af wax mudi kara lahayn ka dhigid. ld gamuur², gumuux², guxuun.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg