haabo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-btay, -batay)

Wax in yar durugsan gacan ku laacid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haabo

haabasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haabo. ld haabad. haabad, haabo

dhaabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Wax meel ku mudasho.

indhadhaabo [m.dh]
Dhibco yaryar oo dufan ah oo dul sabeeya fuudka, caanaha, iwm.

sannahaabo [m.dh]
ld sannaabo.

haa [qr.]
ld haah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg