haag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Ka h.: Wax aad uga dhergid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haag

haagid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haag. haag

dhaag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
ld dhaad².

dhaagid [m.dh]
ld dhaadid.

dhaagid [m.dh]
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld dhaadid.

mise [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Isku m.: isku mid. 2. M. haaga miihi: kula mid miihi. ld mase¹.

shaag [m.l] (-gag, m.l)
Shay wareegsan oo isugu jira cinjir iyo bir oo baabuurtu ku socdaan. 2. Dhabbe jid cadde ah oo baabuurtu marto.

ha [qr. 1. (nax.)]
Qurub ka hormara falka wax lagu farayo cid kale. Tus. “Wiilasha buugta ha akhriyeen”. 2. Qurub ka hormara falka wax lagu reebayo (fal amar diidmo). Tus.“Ha keenin!”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg