haalbeeg
(m.l) (-gyo, m.dh)

Meesha nafleydu u nugushahay oo haddii lagu dhufto ay adagtahay in uu ka kaco.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haalbeeg

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg