haaneedin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg haaneedi. haaneedi

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haaneedin

faarumee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
U f.: hal la maalayo haaneedin. Tus. “Hashii baa Cali faarumeeyey”.

muuq-doori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
(riw.) Dad wax matilaya haaneedin, qurxin; turukeyn.

haaneed [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Dhinaca bidixeed ee geela laga istaago marka la lisayo. 2. Hab wanaagsan, habsami.

haaneed [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Hal iyadoo bidixda laga taaganyahay haruubka jilibka lagu hayo lisid. 2. ld haneedi. ld haaneedi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg