haaneedso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Hal godlan si loo maalo isbahardaadin. 2. Hal haaneedka ka maalid iyada oo dhiilka jilibka lagu hayo ama la saarayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haaneedso

haaneedsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haaneedso. ld haaneedsad. haaneedso, haaneedsad

haaneed [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Dhinaca bidixeed ee geela laga istaago marka la lisayo. 2. Hab wanaagsan, habsami.

haaneed [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Hal iyadoo bidixda laga taaganyahay haruubka jilibka lagu hayo lisid. 2. ld haneedi. ld haaneedi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg