haansee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-seeyay, -seysay)

Wax qurxin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haansee

haanseyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haansee. haansee

haanseysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la haanseeyay ahaansho

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg