haanseysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la haanseeyay ahaansho

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haanseysan

haanseysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haanseysan. ld haanseysnaansho. haanseysan, haanseysnaansho

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg