haantaawilif
(m.l)

Dhibaato kala lumisa dad wada nool iyo xoolahooda.

haantaawilif
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

Cido, ama dad iyo duunyo dhibaato darteed kala lumid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haantaawilif ↴

haantaawilfid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine] (-fay, -ftay)
eeg haantaawilif². haantaawilif

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg