haaree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)

Qof haar u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haaree

haarayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haaree. haaree

afmiinshaaree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
Qof wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto ku meel marin. ld afmiishaaree.

afmiishaaree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
ld afmiinshaaree.

bishaaree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
U b.: cid, war ay ku faraxdo u sheegid.

maradhaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
ld maradhaari.

miinshaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
Miishaar wax ku goyn. ld miishaaree.

miishaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reeysay)
ld miinshaaree.

haar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Raadka nabar ama dhaawac bogsooday ku reebo oogada. 2. Meel bannaan oo aan dhir lahayn. 3. Taag, buur gaaban.

haar [m.l]
Qaylo, taah, dhaqdhaqaaq iwm oo uu sameeyo qof xanuun badani hayo.

haar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Xanuun awgiis la taahid (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg