haarid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg haar². haar

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haarid

dahaarid [m.f.dh]
eeg dahaar².

dhadhaarid [m.dh]
ld dhardhaarid.

dhardhaarid [m.f.dh]
eeg dhardhaar². ld dhadhaar¹, dhadhaarid, dhardhaar¹.

ishaarid [m.f.dh]
eeg ishaar.

walbahaarid [m.f.dh]
eeg walbahaar².

wishaarid [m.f.dh]
eeg wishaar².

haar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Raadka nabar ama dhaawac bogsooday ku reebo oogada. 2. Meel bannaan oo aan dhir lahayn. 3. Taag, buur gaaban.

haar [m.l]
Qaylo, taah, dhaqdhaqaaq iwm oo uu sameeyo qof xanuun badani hayo.

haar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Xanuun awgiis la taahid (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg