haaruf
(m.dh)

Nabarrada ay cadhada iwm ay oogada ku reebaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haaruf

shaaruf [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dufta xoolaha.

haar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Raadka nabar ama dhaawac bogsooday ku reebo oogada. 2. Meel bannaan oo aan dhir lahayn. 3. Taag, buur gaaban.

haar [m.l]
Qaylo, taah, dhaqdhaqaaq iwm oo uu sameeyo qof xanuun badani hayo.

haar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Xanuun awgiis la taahid (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg