haasaawi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld haasaawee. haasaawee
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haasaawi ↴
haasaawayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haasaawee. ld haasaawin. haasaawee, haasaawin
haasaawee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-weeyay, -waysay)
1. Cid sheeko maaweelo leh u sheegid. 2. Nin iyo naag sheeko xodxodasho leh isweydaarsasho. ld haasaawi. haasaawi
haasaawid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haasow². ld haasow¹. haasow
haasaawin [m.dh]
ld haasaaweyn. haasaaweyn
haasow [m.l]
ld haasaawid. haasaawid
jalbeebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Goor galab ah cid haasaawin.
xodxodo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-otay, -odatay)
Haweeney guur ku haasaawin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg