haati
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)ld haadi. haadi
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haati ↴
haadi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Badar la tumay buunshe ka saarid. 2. Haad cayrin. 3. Diyaarad kicin. 4. Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati. haati
haadin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haadi. ld haadis¹, haatin. haadis, haatin, haadi
haatif [m.l]
Wax hadalkooda la maqlo oo aan muuqan. ld haatuf. haatuf
haatin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld haadin. haadin
haatuf [m.l]
ld haatif. haatif
dhakhaatiir [m.dh]
ld takhaatiir.
khaati [m.l]
ld khaatir.
khaatimo [m.dh]
Sida wax waliba ku dhammaadaan ama ku dambeeyaan; ciribdambeed. ld khaatumo.
khaatir [m.l]
1. ld khaatil. Qof dhagar badan. 2. Kh. ka joog: qof, qof kale shiddaysan. ld khaati.
haa [qr.]
ld haah.