haaw
(m.dh)Firo, biddo. firo, biddo
haaw
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-way, -wday)Ciid bidid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haaw ↴
haadun [m.l] (-nno, m.dh)
Dad cayr ah; haawey. haawey
haawad [m.l]
ld haawasho. haawasho
haawasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haawo. ld haawad. haawo, haawad
haawey [m.dh]
Dad sabool ah oo ku nool qaraab iyo wixii ay helaan.
haawi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Weel af bannaan dabayl u dhigid.
haawid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haaw². haaw
xaajiyad [m.dh] (-do, m.l)
(dii.) Haaweenay xajinayso ama xajisay.
haawilood [m.l] (-dyo, m.dh)
Uurjiifka libaax badeedka.
ha [qr. 1. (nax.)]
Qurub ka hormara falka wax lagu farayo cid kale. Tus. “Wiilasha buugta
ha akhriyeen”. 2. Qurub ka hormara falka wax lagu reebayo (fal amar diidmo). Tus.“Ha keenin!”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg