haawi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Weel af bannaan dabayl u dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haawi ↴
haawid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haaw². haaw
haawilood [m.l] (-dyo, m.dh)
Uurjiifka libaax badeedka.
haawin [m.f.dh]
eeg haawi. ld haawis.
dhaawicid [m.f.dh]
eeg dhaawac².
dhaawid [m.f.dh]
eeg dhaaw². ld dhaaw¹, dhaawis, dhaw¹, dhawid, dhawis.
dhaawis [m.dh]
ld dhaawid.
haawis [m.l]
1. Hardaf dheer. 2. ld haawin.
haawiya [m.dh]
Naar ka mid ah toddobada naarood.
khaawis [m.l]
Fiirada qof meel daloosha laga fiiriyo isaga oo aan ogeyn.
haa [qr.]
ld haah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg