haayir
(m.l) (-rro, m.l/dh)1. Col weyn oo hubaysan. 2. Libaax badeed weyn oo dadka cuna. 3. ld haajirid.
haayir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)ld haajir².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haayir ↴
haajir [m.l]
1. Qof dal durugsan aadaya. 2. ld haajirid. ld haayir¹ (3). haajirid, haayir
haajir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qof meeshii uu ku noolaa ka qaxid. ld haayir². haayir
haajirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haajir². ld haajir¹ (2), haayir¹ (3), haayirid. haajir, haayir, haayirid
haayirid [m.dh]
ld haajirid.
khaayir [m.l]
Si yasid iyo jeesjees leh oo cid loo fiiriyo.
khaayir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Si yasid iyo jeesjees leh cid u fiirin.
khaayirid [m.f.dh]
eeg khaayir².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg