habaarran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)(dii.) In Eebbe cid waxyeello gaarsiiyo baryid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habaarran ↴
habaarramid [m.f.dh]
eeg habaarran.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg