habac
(m.dh)1. Daal iyo kala daadsanaan wax ku yimaad. 2. Dhereg. 3. Biyo ceel ama weel ku raagey.
habac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bcay, -bacday; -bci)1. Daal iyo kala daadsanaan la kulmid. 2. Wax ka dhergid. 3. Weel biyo sii deyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habac ↴
habacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax habac ku dhacay ahaansho.
habacsanaan [m.f.dh]
eeg habacsan. ld habacsanaansho.
habacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld habacsanaan.
habcid [m.f.dh]
eeg habac².
hab [m.l] (-bab, m.l)
1. Sida wax loo qabto ama loo sameeyo. 2. Caano ama biyo aan badnayn oo loogu talaggalay in carruurta la siiyo. 3. ld habid.
hab [m.l] (-bab, m.l)
(nax.) Habka uu hadluhu u soo bandhigo hawlaha (ama sifooyinka) ay falalku muujiyaan.
hab [m.dh]
Habsiin.
hab [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-bay, -btay)
1. (f.g) Ilmo dhashay caano ama biyo ku qabasho. 2. (f.mg) Weel, hoore dhibic-dhibic u sii dayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg