habacsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax habac ku dhacay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habacsan

habacsanaan [m.f.dh]
eeg habacsan. ld habacsanaansho.

habacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld habacsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg